Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika
Wararka24: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyay ...

























