• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Taliska Xoogga Dalka oo Afur ku Maamuusay Shuhadadii Ciidanka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Taliska Xoogga Dalka oo Afur ku Maamuusay Shuhadadii Ciidanka
Share

Wararka24: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo abaabulay kulan afur ah oo lagu xusay shuhadadii ciidanka ee ku naf waayay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, kuwaas oo shahiiday iyagoo difaacaya dalka, diinta iyo shacabka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga, saraakiil sare oo uu ugu horeeyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, iyo masuuliyiin kale.

Waxaa si gaar ah loogu maamuusay geesiyaashii shahiiday iyo guulaha laga gaaray dagaallada socda.

Masuuliyiintii ka hadashay kulanka ayaa bogaadiyay halganka iyo naf-hurnimada ay muujinayaan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, iyagoo xusay in ay sii wadi doonaan dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Sidoo kale, waxaa loo duceeyay shuhadadii ku naf waayay dagaalka, iyadoo lagu tilmaamay kuwo u shahiiday difaaca dalkooda iyo dadkooda.

DAAWA;


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.