• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Kuwait oo Soo Riday Diyaarad Mareykan ah iyo Drones Badan oo Hawadeeda Soo Galay

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Kuwait oo Soo Riday Diyaarad Mareykan ah iyo Drones Badan oo Hawadeeda Soo Galay
Share

Wararka24: Ciidanka Ilaalada Qaranka ee dalka Kuwait ayaa soo riday diyaarad dagaal oo Mareykanka leeyahay, nooca F-15E, xilli ay ka hortagayeen weerarro gantaallo ah oo la sheegay inay Iiraan ka yimaadeen saacadihii u dambeeyay.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in tani aysan ahayn markii ugu horreysay ee dhacdo noocan ah ay dhacdo, iyadoo marar hore loo arkay “xabbad saaxiibtinimo” oo keentay in diyaarado Mareykan ah si khalad ah loo soo rido.

Dhanka kale, ciidamada Kuwait ayaa ku dhawaaqay inay 24-kii saac ee la soo dhaafay soo rideen toddobo diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones), kuwaas oo ku soo xadgudbay hawada dalka.

Guud ahaan, tan iyo markii weerarradu billowdeen, waxaa la sheegay in la burburiyay 27 drone oo isugu jira kuwo waaweyn iyo kuwo yaryar.

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Qaranka ayaa sheegay in sidoo kale la baaray haraadiga gantaallo laga helay goobo kala duwan, isla markaana ciidamada la geeyay meelo muhiim ah oo istiraatiiji ah si loo adkeeyo amniga.

Wuxuu ugu baaqay shacabka inay ka fogaadaan wararka aan la hubin, isagoo xaqiijiyay in xaaladda guud ee dalka ay weli xasilloon tahay.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.