• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Taliyaha AFRICOM
Share

Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay goob istiraatiiji ah oo muhiim u ah ammaanka caalamka, isla markaana ay ka jiraan fursado badan oo horumarineed inkastoo ay weli socdaan caqabado dhinaca amniga ah.

General Anderson oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka ayaa xusay in safarkiisa uu salka ku hayo qiimeyn ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya iyo gobolka, isagoo tilmaamay in Mareykanku diyaar u yahay inuu sii xoojiyo taageerada dhinaca amniga iyo dhismaha dowladnimada.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay ku taallo isgoys muhiim ah oo istiraatiiji ah, taas oo ka dhigaysa meel ay dunida oo dhan danaynayso, maadaama ay fursado waaweyn ka jiraan dhinacyada iskaashiga siyaasadeed, amniga iyo horumarinta bulshada.

Hadalkan ayaa imanaya xilli ay socdaan dadaallo xooggan oo lagu xoojinayo iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada la dagaallanka argagixisada iyo taageerada hay’adaha amniga si loo xaqiijiyo xasillooni waarta oo dalka ka hanaqaadda.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.