• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Puntland
Share

GAROWE – Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa si kulul uga falceliyey diyaaraddii shalay keentay Cabdirashiid Janan magaalada Beled Xaawo, ka hor inta aan laga tallaabin xadka Kenya. Wasiirku wuxuu sheegay in arrintan ay muujinayso qorshe siyaasadeed oo aan la qarin karin, isagoo yiri: “Wixii uu Xasan Sheekh ka cararo annagaa is kaleh, reer Baladxaawo nagu sima, waan soo soconnaa.”

Diyaaradda oo la rumeysan yahay inay la xiriirtay safar siyaasadeed ayaa hadda taalla Beled Xaawo, halkaasoo si buuxda gacanta ugu haya maamulka Jubbaland. Ilo-wareedyo maxalli ah ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay si buuxda u sugayaan ammaanka garoonka iyo magaalada.

Hadalkan kasoo yeeray Puntland ayaa kusoo beegmaya iyadoo xaaladda siyaasadeed ee dalka ay cakiran tahay, waxaana muuqata in maamulka Puntland uu si toos ah uga falcelinayo tallaabooyinka Villa Somalia iyo xiriirka ay la leeyihiin shaqsiyaadka mucaaradka ah.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.