• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Diyaarado nooca F-15 ee Mareykanka aya ku burbureen gudaha dalka Kuwait

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Diyaarado nooca F-15 ee Mareykanka aya ku burbureen gudaha dalka Kuwait
Share

Wararka24: 2-02-2026 Wasaaradda Difaaca Kuwait ayaa xaqiijisay in tiro ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee nooca F-15 ee Mareykanka ay ku burbureen gudaha dalkaas, xilli xiisad milatari ay ka taagan tahay gobolka.

Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in diyaaradahaasi ay soo dhaceen, balse aanay jirin wax khasaare nafeed ah.

Duuliyeyaasha ayaa la sheegay in si degdeg ah loo daadgureeyay loona qaaday isbitaallo si loogu sameeyo baaritaanno caafimaad, iyadoo xaaladdooda lagu tilmaamay mid deggan.

Dowladda Kuwait ayaa sidoo kale sheegtay inay la shaqaynayso Mareykanka si loo ogaado duruufaha ku xeeran dhacdada iyo sababaha keenay burburka diyaaradaha. Baaritaan rasmi ah ayaa la sheegay inuu socdo.

Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya mid ka mid ah duuliyeyaasha oo kusoo degay baarashuud, ka hor inta aan la gaarin goobta ay ku sugan yihiin laamaha amniga Kuwait. Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamada ammaanku ay si nabad ah ula wareegeen duuliyaha.

Dhacdadan ayaa kusoo beegmeysa xilli dalal ka tirsan Khaliijka ay wajahayaan weerarro la xiriira xiisadda sii kordheysa ee u dhexeysa Iiraan iyo isbahaysiga Mareykanka iyo Israa’iil, iyadoo xaaladda amni ee gobolka ay weli tahay mid kacsan.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.