Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed
Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin ilaalinta madaxbannaanida ...


























