• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay in shaqaalaha lagu qasbay inay ku biiraan ururro siyaasadeed

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay in shaqaalaha lagu qasbay inay ku biiraan ururro siyaasadeed
Share

Muqdisho – Wararka24: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u beeniyay warar sheegayay in shaqaalaha maamulka lagu qasbay inay iska diiwaangeliyaan ururro siyaasadeed, isagoo caddeeyay in eedeymahaasi aanay wax sal iyo raad ah lahayn.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska maamulka gobolka ayaa lagu sheegay in maamulka uu si buuxda u ixtiraamayo xorriyadda muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo doorashada madax-bannaan ee qof kasta uu u leeyahay inuu ku biiro ama ka madax-bannaanaado urur siyaasadeed.

“Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shacabka Soomaaliyeed iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka u caddeynayaa in uusan wax lug ah ku lahayn eedeymaha ku saabsan in shaqaalaha Gobolka Banaadir lagu qasbayo inay iska diiwaangeliyaan ururro siyaasadeed,” ayaa lagu yiri qoraalka rasmiga ah ee maamulka.

Maamulka ayaa intaa ku daray in doorkiisa uu ku koobanyahay dhiirrigelinta iyo wacyigelinta dadweynaha ee ku aaddan isdiiwaangelinta codbixiyayaasha, taas oo uu ku tilmaamay waajib qaran oo lagu garab taagan yahay Guddiga Doorashooyinka Qaranka.

Sidoo kale, maamulka ayaa ugu baaqay cid kasta oo dareensan in magaceeda la isticmaalay ama eedeymo ka keentay arrintan in ay adeegsato hannaan sharci ah, halkii ay bulshada ugu faafin lahayd warar aan la hubin.

Ugu dambayn, Maamulka Gobolka Banaadir ayaa bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxaysa Guddiga Doorashooyinka Qaranka, isagoo ballanqaaday inuu sii wadi doono iskaashiga iyo taageerada ku aaddan hirgelinta doorashooyin xor ah, hufan oo daahfuran.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.