• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maxa Ka Soobaxay Kulanki Arimaha Dastuurka oo ay wada yeshen DF iyo Mamul Gobaledyada..

Ahmed Nour by Ahmed Nour
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
arimaha dastuurka
Share

Wasiirka wasaaradda caddaalada iyo arimaha dastuurka XFS, Mudane Hassan macalin maxamud ayaa manta kulan layeshay wasiiradda dastuurka maamul gobeeladyada. Kulan kaan ayaa loga hadlay geedi socodka dhamestirka arimaha dastuurka oo ah hoowlaha hortabinta uleh xukumada,

Kulankaan oo looga hadlayay guulaha laga gaaray dastuurka  oo ay kamid yihiin in la dhamestiray war bixintii cutubyada 5-9  ee dastuurka sidoo kale in lo gudbiyay guddiga dastuurka ee baarlamanka , baarlamanka oo hoary u ansixiyay cutubyada 1-4  ee Dastuurka.

Sidoo kale kulankan aya looga hadlay sida loo dardargalin lahaa cutubyada harsan ee 10-15 aad ee dastuurka.

Wasiir xasan macalin maxamud ayaa shegay in xukumada ay ka go’antahay dhamestirka dastuurka isla markasna ay ka ka shaqenayaan  dardar galinta cutubyada harsan si baarlamaanka loogu gudbiyo.

Sidoo kale wasiirada dastuurka maamul gobaleedyada ayaa ka warbixyay guulaha ay ka gareen latashiyada dastuurka, iyagoo ballan qaaday in ay  si dhaw ula shaqeyn donana wasaarada iyo gudiga dastuurka si lo dhamestiro dastuurka.    

arimaha dastuurka

Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.