• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 5 mins read
Mareykanka
Share

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo la xiriira xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo Xuutiyiinta ka dagaallama Yemen, taasoo halis weyn ku ah ammaanka gobolka iyo bada cas..

Ku simaha safiirka Mareykanka ee Golaha Ammaanka, John Kelly, ayaa sheegay in xukuumaddiisu si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada labada kooxood iyo iskaashiga ay sameynayaan, taasoo uu ku tilmaamay mid khatar gelin karta xasilloonida geeska Afrika iyo Badda Cas.

John Kelly ayaa ku baaqay iskaashi caalami ah si loola socdo xiriirka labada urur, isaga oo carrabka ku adkeeyay in la xoojiyo wada-shaqeynta guddiyada golaha ammaanka ee Soomaaliya iyo Yemen.

Waxa uu xusay in sidoo kale ay sii kordhayaan khataraha la xiriira tahriibka sharci-darrada ah, gaar ahaan dadka ku gudbaya Badda Cas, taasoo gacan ka geysan karta isku xirka kooxaha argagixisada ah ee ka hawlgala labada dal.

“Waa in si dhow loola socdaa dhaq-dhaqaaqyada la xiriira tahriibinta dadka iyo xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta,” ayuu yiri Kelly, isaga oo intaas ku daray in Mareykanka uu ka hortagi dhammaan halis kasta oo amni ee kasoo korarta gobolka.

Sido kale dowlada Mareykanka ayaa taageero weyn siin doonta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Isniintii shalay Ayna dib Loo cusbooneysiiyay xayiraadihii horay u saarnay kooxda argagixisada ah ee Al Shabab bayaanka kasoo baxay GAQM Ayaa lagu yiri

Golaha Ammaanka ayaa maanta kordhiyay oggolaanshaha dowladaha xubnaha ka ah inay ka hortagaan maraakiibta u soo daabula waxyaabaha laga mamnuucay Soomaaliya, sida hubka sharci darrada ah ee laga soo dejiyo iyo dhoofinta dhuxusha, illaa 13-ka December 2025, iyadoo sidoo kale loo cusboonaysiiyay guddiga kashaqeeyndoono caawinaya maamulka cunaqabateynta Al-Shabaab ilaa 13-ka Janaayo 2026.

Qaraarka tirsigiisu yahay 2776 (2025) (oo loo soo saarayo dukumeenti S/RES/2776(2025)), 15-ka xubnood ee Golaha oo ku dhaqmaya cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in “dhammaan dawladuhu, ay udiyaargaroobaan ujeeddooyinka looga hortagayo Al-Shabaab iyo iyo in ay wax yeelo gaar siiyaan nabada iyo amniga soomali iyo kan deeganka, iyagoo laga hortaago in shaabku helan wax hub ah, bada iyo bariga laga xiro meelkasta oo wadanka kasoo gali karo wax hub ah oo sharci daro ah,,

Sido kale Waxaa kaloo la go’aamiyay in tallaabooyinkan aan lagu qaadi karin wax lagu gaarsiiyo saadka lasiin jiray, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Qoraalkan shali kasoo baxay QM ayaa lagu sheegay in DFS laga taageri doono dagaalka kadhanka argagixisa alshabaab, sido kale waxaa looga hadlay xirirka aad loga cabsi ee qabo ee xuutiyiinta iyo shabaabka .

Alshabaab ayaa lakulmay weeraro badan sanadkaan ayadoo ay ugu dinteen tiro badan oo horjoogo yaal u haeyd kooxda, dagaalka alshabab aya waxa iska kaashanaya ciidanka xooga dalka iyo ciidanka shacabka macawisleyda..

Shali 3da Maarso, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS, Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa gaaray deegaanka Xalfooley, oo ku yaalla xadka gobollada shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Taliya Ayaa Waxa uu xusay in qorshuhu yahay in la xiro xuduudaha ay gobollada Shabeellaha Dhexe la wadaagaan Hiiraan iyo Galgaduud, si looga hortago gurmadka ay Shabaab helaan.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • NISA oo sheegtay inay duqeyn ku dishay 12 xubnood oo Al-Shabaab ah

    NISA oo sheegtay inay duqeyn ku dishay 12 xubnood oo Al-Shabaab ah

    ShareWararka24: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in 12 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Bur-Saruur ee gobolka Shabeellaha Dhexe. NISA ayaa sheegtay in howlgalka, oo ay hay’addu sheegtay inay ka qeyb qaateen saaxiibada caalamka, lagu bartilmaameedsaday goob ay ku urursanaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.…


    September 26, 2026
  • Xamza Cabdi Barre oo sameeyay magacaabis cusub + sawiro

    Xamza Cabdi Barre oo sameeyay magacaabis cusub + sawiro

    ShareWararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sameeyay magacaabis cusub oo lagu buuxinayo xilalka agaasimeyaasha guud ee laba wasaaradood oo ka tirsan dowladda federaalka. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha ayaa Cabdullaahi Ibraahim Cabdi loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, halka Axmed Yuusuf Cabdulle loo magacaabay Agaasimaha Guud…


    September 26, 2026
  • Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay hannaankii tartanka furan

    Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay hannaankii tartanka furan

    ShareWararka24: Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyay shaqooyin la xayeysiiyay oo la xiriiray xilalka Agaasimeyaasha Waaxda Maamulka Shaqaalaha, kaddib qaraar uu Golaha Shacabka ku laalay hannaankii tartanka furan ee uu dhawaan amray Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Golaha Shacabka ayaa 23-kii Sebtembar ansixiyay qaraar uu ku laalay Xeer Lr. 132 iyo…


    September 26, 2026

Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.