• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, June 6, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
4 months ago
Reading Time: 1 min read
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

Wararka Ugu Aqrintabadan

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

19 hours ago
Ruto oo sheegay in macallimiinta Qur’aanka lagu dari doono nidaamka waxbarashada Kenya

Ruto oo sheegay in macallimiinta Qur’aanka lagu dari doono nidaamka waxbarashada Kenya

4 days ago
Load More
Share

Wararka24: 31 Jan 2026: Siyaasi kenyan oo katirsan mucaaradka ah Ndegwa Njiiru ayaa dood kulul ka dhaliyay hadal uu jeediyay.

kaddib markii uu ku eedeeyay Madaxweynaha Kenya William Ruto in uu ku dhaqmay “laba-wejiilenimo dhaqaale” oo ku saabsan taageerada dhalinyarada.

Njiiru ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhalinyarada shaqo la’aanta ah ku dhiirrigeliso inay ganacsi bilaabaan iyadoo la siinayo 22,000 KSh, halka uu ku andacooday in wiilka madaxweynaha, George Ruto, uu Madaxweynaha uu siiyey 100 milyan KSh si uu u helo gaari Lexus 2026 ah.

Hadalkan ayaa lagu baahiyay baraha bulshada, wuxuuna si degdeg ah u noqday mid si weyn loo hadal hayo guud ahaan kenya

Share
Tags: wararka mantaWararka24 manta
Previous Post

Xeeladaha Kenya iyo Itoobiya iyo mowqifka aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland.

Next Post

Arrimo cusub oo ku saabsan Bill Gates oo lashaaciyey + Sababta?

Related Posts

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saac ah,...

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Bannaanbaxyo ka dhashay xarigga Suldaan Qabille ayaa ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, kuwaas oo sababay...

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hada ka guuray aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis,...

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

by Amin Cali Abdi
18 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa soo jeediyay in uu kulan toos ah la yeesho Madaxweynaha Ruushka, Vladimir...

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa wajahaysa xaalad adag oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii koox...

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay...

Load More
Next Post
Arrimo cusub oo ku saabsan Bill Gates oo lashaaciyey + Sababta?

Arrimo cusub oo ku saabsan Bill Gates oo lashaaciyey + Sababta?

Axmed Madoobe iyo Deni oo ciidamo hubeysan u soo diray Muqdisho.

Axmed Madoobe iyo Deni oo ciidamo hubeysan u soo diray Muqdisho.

Mareykanka iyo Turkiga oo si weyn u xoojinaya joogitaankooda milatari ee Geeska Afrika.

Mareykanka iyo Turkiga oo si weyn u xoojinaya joogitaankooda milatari ee Geeska Afrika.

Recommended

Hirshabelle oo Soo Dhaweysay Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Hirshabelle oo Soo Dhaweysay Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

3 months ago
Dowladda Soomaaliya oo adkeysay amniga Muqdisho ka hor 15-ka May

Dowladda Soomaaliya oo adkeysay amniga Muqdisho ka hor 15-ka May

1 month ago
DF oo ku eedeysay Puntland iyo Somaliland inay caqabadda ku noqdeen shahaadada waxbarashada dalka

DF oo ku eedeysay Puntland iyo Somaliland inay caqabadda ku noqdeen shahaadada waxbarashada dalka

2 months ago
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Arinti Madaxweynaha xassan sheekh iyo falcilinta dadka? + faahfaahin

1 year ago
Baaritaan musuq-maasuq ah oo saameeyay Hay’adda Dambi-baarista Soomaaliya ee CID-da

Baaritaan musuq-maasuq ah oo saameeyay Hay’adda Dambi-baarista Soomaaliya ee CID-da

7 days ago
Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

10 months ago
Trump oo sheegay tallaabooyin ka dhan ah Soomaalida muhaajiriinta ah

Trump oo sheegay tallaabooyin ka dhan ah Soomaalida muhaajiriinta ah

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.