• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiir Xasan Xundubey Jimcaale oo Faahfaahiyay Qorshaha Beesha Abgaal ee Dagaalka Al-Shabaab

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Xasan Xundubey

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

10 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

10 hours ago
Load More
Share

Xasan Xundubey

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale, ayaa faahfaahin maanta ka bixiyay qorshaha beesha Abgaal ee lagula dagaallamayo kooxda Al-Shabaab, isagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay si adag ugu hortagaan fidinta argagixisada.

Xasan Xundubey, oo xubin ka ah guddiga beesha Abgaal, ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay sababaha u fududeeyey Al-Shabaab inay dib uga soo noqdaan deegaanada. Wuxuu tilmaamay in dagaalkii Masaajid Cali Gaduud muujiyey xiisadaha amniga ee Shabeellaha Dhexe, isagoo ugu baaqay in madaxda deegaanka (Sheekh Shariif & Cali Guudlaawe) ay warbixin dhameystiran u diyaariyeen Madaxweyne Xasan Sheekh.

Beesha Abgaal waxay diyaar u tahay inay la shaqayso dowladda si loo xaqiijiyo amniga,” ayuu yiri Xasan Xundubey.

Wuxuu xusay in Shabeellada Dhexe iyo Hoose yihiin gobollo muhiim ah oo aan la iska indha tiri karin marka loo eego difaaca Muqdisho iyo qaranimada.

Madaxweynuhu wuxuu u ambabaxay Shabeellaha Dhexe si uu uga hortago khataraha Al-Shabaab. Beesha waxay ka qayb qaadanaysaa qorshaha dowladda ee lagu soo celinayo xasiloonida, iyadoo jira guddi gaar ah oo loogu talagalay inay Al-Shabaab ka adkaystaan.

“Beeshu ma ceebayn doonto, waxayna dib ugu laaban doontaa meelaha ay Shabaab galeen,” ayuu yiri Xundubey. Wuxuu xusay in Cadale lagu wada shaqeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cali Guudlaawe si loo sameeyo howlgal isku-duuban.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

Share
Tags: ABGAALMadax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somalia
Previous Post

Wararka24: Madaxweyne Xasan sheekh oo u Safray Turkey.

Next Post

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
11 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

James Swan

QM oo James Swan u Magacawday Wakiilka Gaarka ah ee Soomaaliya

Ciidanka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Adag ku Fuliyay Jubbada Hoose, + faahfahinta wada shaqeynta maamulkaas?

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.