• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro
Share

Wararka24: Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee ka howlgala degmada Afmadow ayaa fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu beegsaday deegaanno ku yaalla woqooyiga magaalada, halkaas oo lagu soo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab.

Howlgalkan ayaa yimid kadib xog ay heleen ciidamada oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyo ay wadeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaannada miyiga ah ee hoos yimaada Afmadow.

Ciidamada ayaa aroornimadii hore ee Jimcaha baacsaday xubnahaasi, iyagoo ka fuliyay howlgallo baaritaan ah goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay in la sameeyay baaritaanno ballaaran si loo xaqiijiyo amniga deegaannada la beegsaday loogana hortago khataro amni.

Intii uu socday howlgalka, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Cali Macalin Cali Nuur oo loo yaqaanay Musamil, kaas oo la sheegay inuu muddo afar sano ah ka tirsanaa Al-Shabaab.

Mas’uuliyiinta amniga Jubbaland ayaa sheegay in howlgalkaasi uu qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo amniga Afmadow iyo deegaannada ku xeeran.

DAAWA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.