• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DEGDEG: Shabaab OO Weerar Ku Qaadeen Beledweyne?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
9 months ago
Reading Time: 2 mins read
DEGDEG: Shabaab OO Weerar Ku Qaadeen Beledweyne?
Share

Wararka24: 14-01-2026: Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo xalay ay Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare kala duwan.

Weerarka, oo sida la sheegay si aad uqorsheysan loo fuliyay, ayaa lagu beegsaday saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin xaafadda Buundo-weyn, waxaana kadib xigay dagaal saacado qaatay oo u dhexeeyay labada dhinac.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in dagaalka la isku adeegsaday hub kala duwan, isla markaana madaafiic ay rideen Al-Shabaab ay qaarkood ku dhaceen xaafadda Buundo-weyn, halkaas oo ay deggen yihiin dad shacab ah.

Waxaa sidoo kale la soo wariyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, inkastoo aan weli si rasmi ah loo caddeyn tirada, maadaama uu weerarku dhacay xilli habeenimo ah.

Dhanka kale, saraakiil ka tirsan laamaha amniga ee Beledweyne ayaa sheegay inay ka hortageen weerarka, isla markaana ay weli socdaan howlgallo lagu baadi-goobayo raggii fuliyay weerarka.

Xaaladda magaalada ayaa haatan deggan, mana jiro illaa hadda war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Hiiraan oo ku saabsan faahfaahinta weerarka.

Beledweyne ayaa marar badan horey u noqotay bartilmaameed ay Al-Shabaab ku beegsadaan fariisimo ciidan, iyadoo sidoo kale ay ka fuliyeen weerarro sababay khasaare kala duwan.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.