Daawo: Ra’iisul Wasaare Xamza oo jaam ku galay isgoyska Tarabuunka, sheegayna inuu ku faraxsanyahay
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa saaka jaam ku galay isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, kadib ...


























