Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan
Wararka24: Dowladaha Faransiiska iyo Talyaaniga ayaa xiriirro diblomaasiyadeed la sameeyay xukuumadda Iiraan, iyagoo doonaya dammaanad ku saabsan badqabka maraakiibtooda ganacsi ee ...

























