Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wajahaya cadaadis sharci iyo mid siyaasadeed kadib markii uu gaaray waqtigii kama dambaysta ahaa ee Sharciga Awoodaha Dagaalka ee Mareykanka, kaas oo ku waajibinaya inuu fasax ka helo Congress-ka haddii hawlgal militari uu…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 1, 2026, 6:03 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wajahaya cadaadis sharci iyo mid siyaasadeed kadib markii uu gaaray waqtigii kama dambaysta ahaa ee Sharciga Awoodaha Dagaalka ee Mareykanka, kaas oo ku waajibinaya inuu fasax ka helo Congress-ka haddii hawlgal militari uu dhaafo 60 maalmood.

Wasirka gashandiga Pete Hegseth ayaa sheegay in xabbad-joojinta hadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ay hakisay tirinta muddadaas, taasoo maamulka Trump u arko in dagaalkii si ku-meel-gaar ah u joogsaday. Arrintan ayaa dhalisay dood sharciyeed oo xooggan gudaha Washington.

Xildhibaannada mucaaradka iyo khubarada sharciga ayaa si adag uga horyimid fasiraaddan, iyagoo ku doodaya in sharcigu aanu oggolaanayn in waqtiga la hakiyo marka dagaal si rasmi ah u billowdo. Waxay sheegeen in Aqalka Cad looga baahan yahay oggolaansho rasmi ah haddii uu doonayo inuu sii wado hawlgal kasta oo militari.

Khilaafkan cusub ayaa kusoo beegmaya xilli wada-hadallada xabbad joojinta ay weli yihiin kuwo qalqal galay, halka Madaxweyne Trump uu marar badan ka digay in weerarrada dib loo bilaabi karo haddii wada-xaajoodyadu fashilmaan.

Dhinaca kale, Golaha Senate-ka ayaa mar kale diiday qaraar lagu xaddidayay awoodda Trump ee dagaalka Iiraan, taasoo muujisay kala qeybsanaan xooggan oo ka dhex jirta siyaasadda Mareykanka ee ku aaddan colaaddan.

Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa weli taagan, iyadoo khubaradu ka digayaan in haddii dadaallada diblomaasiyadeed ay fashilmaan, dagaalku dib u qarxi karo, taas oo saameyn weyn ku yeelan karta amniga gobolka iyo dhaqaalaha caalamka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

1 day ago
Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

1 day ago
Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

1 day ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

1 day ago
Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa  Muqdisho bishii Janaayo

Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa Muqdisho bishii Janaayo

2 days ago
Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

3 days ago
Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

3 days ago
Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.