Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo sheegay in uu ku shaqeeyo cabsi joogta ah

Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladaha nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay mid kamid ah goobaha diblomaasiyadeed ee ugu adag caalamka.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 1, 2026, 5:53 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo sheegay in uu ku shaqeeyo cabsi joogta ah
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladaha nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay mid kamid ah goobaha diblomaasiyadeed ee ugu adag caalamka.

Charles King ayaa sheegay in maalin kasta oo shaqo ay la socoto feejignaan amni oo sare, maadaama xaaladda magaalada ay weli wajahdo khataro dhinaca amniga ah. Wuxuu xusay in mararka qaar subaxdiisa ay ku bilaabato dhawaaqa diyaaradaha dagaalka, taas oo muujinaysa xaaladda gaarka ah ee uu ku shaqeeyo.

Safiirka ayaa tilmaamay in safaaradda UK ee Muqdisho dib loo furay sanadkii 2013, xilli Ingiriisku noqday mid kamid ah dalalkii reer Galbeed ee ugu horreeyay ee dib u soo celiya joogitaankooda diblomaasiyadeed gudaha Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in safaaraddu diiradda saarto arrimo ay kamid yihiin amniga, gargaarka bani’aadannimo iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah.

Wuxuu sheegay inay si dhow ula shaqeeyaan dowladda Soomaaliya, Midowga Afrika iyo qaramada midoobay si loo xakameeyo khataraha amni ee ka imanaya kooxaha hubeysan iyo budhcad-badeedda, isla markaana loo taageero shacabka Soomaaliyeed.

Charles King ayaa sidoo kale xusay in inkasta oo ay jiraan caqabado amni, haddana howlaha diblomaasiyadeed ay sii socdaan, oo ay ku jiraan kulamo iyo munaasabado lagu xoojinayo xiriirka caalamiga ah. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in joogitaanka Ingiriiska  ee Soomaaliya uu muhiim u yahay xasilloonida dalka iyo danaha wadajirka ah ee labada dhinac.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo

Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo

20 hours ago
Somaliland oo xirtay ragii mareykan ka oo laga casuumay xafiiska

Somaliland oo xirtay ragii mareykan ka oo laga casuumay xafiiska

21 hours ago
Dowladda Somaliya oo soo dhaweysay go’aanka Mareykanka ee sii wadista

Dowladda Somaliya oo soo dhaweysay go’aanka Mareykanka ee sii wadista

21 hours ago
deegaannada Baab al-Mandab oo lala wareegay kadib bixitaanka ciidamada dowladda Yaman

deegaannada Baab al-Mandab oo lala wareegay kadib bixitaanka ciidamada dowladda Yaman

21 hours ago
Qorshe Mareykan ah oo  lagu doonayay in NFD loogu celiyo Somaliya

Qorshe Mareykan ah oo lagu doonayay in NFD loogu celiyo Somaliya

2 days ago
Safiirka Turkiga iyo ku xigeenka xoghayaha IGAD oo Muqdisho kaga wada hadlay xaladda Somaliya

Safiirka Turkiga iyo ku xigeenka xoghayaha IGAD oo Muqdisho kaga wada hadlay xaladda Somaliya

2 days ago
Ramla Cali oo ka hadashay xukunka lagu riday ninkii

Ramla Cali oo ka hadashay xukunka lagu riday ninkii

2 days ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo Muqdisho ka furay shirka saddexaad ee

Ra’iisul Wasaare Xamza oo Muqdisho ka furay shirka saddexaad ee

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.