• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Guddiga Doorashooyinka oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabistii…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Guddiga Doorashooyinka oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabistii…
Share

Wararka24: Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si adag uga horyimid magacaabistii uu shalay sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyagoo sheegay in tallaabo kasta oo ka hor imaaneysa dastuurka iyo sharciga doorashooyinka aysan sharci ahayn.

Guddiga ayaa sheegay in golayaasha deegaanka ee kasoo baxay doorashadii 25-ka December 2025, lana dhaariyay 2-dii April 2026, ay yihiin golayaal rasmi ah oo sharciyeysan, islamarkaana ay u harsan tahay oo keliya inay iska dhex doortaan guddoomiyeyaashooda iyo ku-xigeennadooda.

Waxay caddeeyeen in guddoomiyeyaasha degmooyinka ee hadda xilka haya ay ku jiraan marxalad xil wareejin ah, mas’uuliyaddooduna ku egtahay inta laga soo dooranayo hoggaanka cusub ee degmooyinka.

Hadalkan ayaa yimid kadib markii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, uu guddoomiye cusub u magacaabay degmada Dayniile(Abdirahman Moalim Hussein) tallaabadaas oo dhalisay dood siyaasadeed iyo mid sharci.

Guddiga doorashooyinka ayaa ku adkeystay in dhismaha maamulada degmooyinka Banaadir lagu dhammeystiri doono hab waafaqsan sharciga, iyagoo uga digay cid kasta oo isku dayda inay faragelin ku sameyso hannaankaas.


Share

Recommended

Mareykanka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

2 years ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga qeybgalo aaska….

3 months ago
Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka Soomaaliya oo gaaray Muqdisho

6 months ago
Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

Turkiga Oo Fashiliyey Shirqool Basaasnimo Oo Iran Soo Abaabushay..

8 months ago
Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

Dowladda Federaalka oo ka labatay arin Baasaboorka Saameyn ku Yeelan Laheyd

1 year ago
RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

RUTO oo lagu eedeeyay in uu 100 million siiyey wiilkisa +Sababta?

8 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.