Xasan Sheekh oo u baxaya safar degdeg ah ee dalka Itoobiya.
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda u baxo safar ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda u baxo safar ...
Wararka24: 12-02-2026 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku ...
Wararka24: 12-02-2026 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsi hal maalin ah oo ku ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha qaranka ...
Wararka24: 12-02-2026 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaciyey istiraatiijiyad saddex-weji leh oo dowladdiisu ku doonayso inay ku fashiliso tallaabada ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabatay Shirka 5-aad ee Madasha Dowladda ...
Dagaal culus ayaa ka qarxay duleedka Degmada Jamaame ee Koonfurta Gobolka Jubbada Hoose, kadib markii Ciidamada Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ay ...
Wararka24: 10-02-2026 Dowladda Eritrea ayaa si adag u beenisay eedeymo uga yimid Itoobiya oo ku saabsan in ciidankeeda ay galeen ...
Wararka24: 10-02-2026 Saacadaha soo socda waxaa magaalada Muqdisho soo gaari doona wufuud hordhac u ah madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kuwaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kaddib safarro shaqo oo rasmi ...
Wararka24: 10-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u beeniyay in joogitaanka Turkiga ee Soomaaliya uu ...
Wararka24: 10-02-2026 Kooxda Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay ku qiratay in Sheekh Maxamed Saahal, oo ay ku naanaysi jireen ...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) ...
Wararka24: 9-02-2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in hadallada Madaxweyne Donald Trump ee ku aaddan Soomaaliya aysan ...
Wararka24: 9-02-2026Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya wasaaradaha waxbarashada ee labada dal, kaas ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar soo dhoweynta diirran iyo doorka ...
Wararka24: 9-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in uu mar kale u ...
Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashi militari, si loo xoojiyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.