Mucaaradka oo shaki geliyay qorshaha dowladda dib-u-dejinta barakacayaasha
Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa su’aal geliyay qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira dib-u-dejinta shacabka laga barakiciyay dhulalka danta ...


























