Shuute oo shaaciyay in xatooyada Qalabka militariga ay noqotay dambigii ugu Adkaa ee la diiwaangeliyo sanadkii 2025.
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeye Guuto Xasan Cali Nuur “Shuute”, ayaa sheegay in xatooyada qalabka iyo ...


























