Trump oo qorsheynaya in uu ciidankiisa kala baxoYurub
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyeyaashiisa kala hadlay suurtagalnimada in ciidamo Mareykan ah laga soo saaro qaaradda Yurub, kaddib ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyeyaashiisa kala hadlay suurtagalnimada in ciidamo Mareykan ah laga soo saaro qaaradda Yurub, kaddib ...
Wararka24: Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dil ka dhacay gobolka Sool, kaddib howlgal ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka tartan orod oo ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Iiraan, Abbas Araghchi, sida ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Turkiga ...
Wararka24: Wafdi heer sare ah oo ka socda Türkiye ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda, si ...
Wararka24: Nin u dhashay United Kingdom ayaa wajahaya dacwado culus oo la xiriira falal argagixiso, kadib baaritaanno ay sameeyeen hay’adaha ...
Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo gelinkii dambe ee Arbacadii ka dhacay bannaanka magaalada Baydhaba, kaas ...
Wararka24: Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo ka soo shiraacday ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ...
Wararka24: Xogo cusub oo laga helay sawirro dayax-gacmeed ayaa muujinaya in dowladda Itoobiya si qarsoodi ah taageero milatari u siinayso ...
Wararka24: Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, taasoo markii ugu horreysay dhacaysa ...
Wararka24: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay ...
Wararka24: Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ...
Wararka24: Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday istaraatiijiyad cusub oo saddex sano ah oo ay ku taageereyso Soomaaliya, taas oo qiimaheedu ...
Wararka24: Safaaradda Mareykanka ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa kula talisay muwaadiniinteeda inay dib u eegaan qorshahooda ku aaddan gudashada Xajka ...
Wararka24: Ciidanka gaarka ah ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Far Shabeel oo hoostaga degmada Jilib ee gobolka ...
Wararka24: Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan ...
Wararka24: Falanqayn ay sameysay Reuters ayaa muujisay in dagaalka ka socda Bariga Dhexe iyo xiritaanka Marinka Hormuz ay si kala ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan gelisay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.