• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaaradka Soomaaliya oo ka fiirsanaya gogosha wadatashiga Xasan Sheekh

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
4 days ago
Reading Time: 2 mins read
Mucaaradka Soomaaliya oo ka fiirsanaya gogosha wadatashiga Xasan Sheekh

Wararka Ugu Aqrintabadan

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

16 minutes ago
Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

27 minutes ago
Load More
Share

Wararka24: Mucaaradka Soomaaliya ayaa sheegay inay weli ka tashanayaan ka qeyb-galka gogosha wadatashiga ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, xilli dalka uu galay marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah oo la xiriirta doorashooyinka iyo muranka sharciyadda hay’adaha dowladda.

Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in mucaaradka ay heleen casuumaadda rasmiga ah ee madaxtooyada, balse aysan weli gaarin go’aan kama dambeys ah oo ku saabsan inay ka qeyb-galaan kulanka lagu balansan yahay 10-ka May. Wuxuu xusay in arrintan ay u baahan tahay wadatashi dheeraad ah iyo qiimeyn siyaasadeed.

Mucaaradka ayaa muujiyay shaki ku saabsan daacadnimada dowladda ee ku aaddan gogosha wadahadalka, iyagoo tilmaamay in loo baahan yahay dammaanad siyaasadeed oo muujinaysa in kulankaasi uu noqon karo mid xal waara loga gaaro khilaafaadka taagan. Waxay sheegeen in kalsoonida labada dhinac ay tahay furaha guusha wada-hadallada.

Sidoo kale, Golaha Mustaqbalka ayaa maalmahan waday kulamo iyo wada tashiyo ay la yeesheen siyaasiyiin, odayaal dhaqameed iyo qaybaha bulshada, kuwaas oo diiradda lagu saarayay hannaanka doorashada iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Mucaaradka ayaa la filayaa inay dhowaan soo bandhigaan aragtidooda ku aaddan nooca doorasho ee ay taageersan yihiin.

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in gogosha uu fidiyay ay tahay mid lagu doonayo in lagu xalliyo arrimaha siyasada ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka, dowlad-dhiska iyo midnimada qaranka. Waxaa hadda si weyn loo sugayaa go’aanka kama dambeyska ah ee mucaaradka iyo jihada uu qaadi doono wadahadalka siyaasadeed ee dalka.

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan SheekhsomaliaWararka maantawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo xoojinaya iskaashiga dhanka amniga

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo beenisay wararka ku saabsan safiirka Imaaraadka

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
16 minutes ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

by Amin Cali Abdi
27 minutes ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xarigga dhalinyaro...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
49 minutes ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City, halkaas...

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

by Amin Cali Abdi
6 hours ago

Wararka24: Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda...

Load More
Next Post
Dowladda Soomaaliya oo beenisay wararka ku saabsan safiirka Imaaraadka

Dowladda Soomaaliya oo beenisay wararka ku saabsan safiirka Imaaraadka

Digniin laga bixiyay qorshe Mareykanku ka damacsan yahay Itoobiya

Digniin laga bixiyay qorshe Mareykanku ka damacsan yahay Itoobiya

Imaaraadka oo lagu eedeeyay dadaal ku aaddan aqoonsiga Somaliland

Imaaraadka oo lagu eedeeyay dadaal ku aaddan aqoonsiga Somaliland

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.