Daawo: Ugaaska Beesha Murusade oo dowladda ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay Muqdisho
Wararka24: Ugaaska Beesha Murusade, Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay mas’uul ka tahay dagaal ka dhacay magaalada ...
Wararka24: Ugaaska Beesha Murusade, Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay mas’uul ka tahay dagaal ka dhacay magaalada ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magaalada Hargeysa ku qaabilay ku-simaha safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Justin Davis, sida ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan rabshadaha iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ka digtay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Qalabka Sida ay ka hortageen waxa uu ku tilmaamay isku ...
Wararka24: Beesha caalamka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku aadan xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo baaqyo loo ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabarisatay xaalad amni oo kacsan, kadib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas iyo jugo ...
Wararka24: Ergo uu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ...
Wararka24: Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay go’aanka dowladda ee la xiriira dibadbaxa la qorsheeyay inuu ka dhaco ...
Wararka24: Hay’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm (SIPRI) ayaa ka digtay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish, ...
Wararka24: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in laba howlgal oo qorsheysan oo laga fuliyay deegaanno ka ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ciidamo dheeraad ah ku daadisay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayay gaadiid ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa difaacay qorshe lagu dhisayo xarun karantiil oo uu taageerayo Mareykanka, taas oo laga hirgelinayo ...
Wararka24: Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee TUBSAN, Cali Yaasin Gurbe, ayaa loo doortay xubinnimada guddiga sare ee hay’adda caalamiga ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya uu sii xirnaan doono ilaa laga ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa mar kale caddeysay inay aqoonsan tahay madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ...
Wararka24: Warar laga helayo deegaannada Puntland ayaa sheegaya in ay socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo la xiriira khilaafaadka ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo waxbarashada gobolka Waqooyi Bari kenya oo loo ...
Wararka24: Basaaskii hore ee Israa’iili Jonathan Pollard, oo hore ugu xukunnaa Mareykanka dacwad la xiriirtay sirdoon isla markaana markii dambe ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.