Daawo: Mahad Salaad oo booqday guriga Xasan Cali Khayre kadib dagaalkii Muqdisho
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray guriga uu deganaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee ...
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray guriga uu deganaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka iyo mucaaradka inay muujiyaan is-xakameyn, ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magaalada Hargeysa ku qaabilay ku-simaha safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Justin Davis, sida ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan rabshadaha iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ka digtay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Qalabka Sida ay ka hortageen waxa uu ku tilmaamay isku ...
Wararka24: Beesha caalamka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku aadan xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo baaqyo loo ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Ergo uu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ...
Wararka24: Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay go’aanka dowladda ee la xiriira dibadbaxa la qorsheeyay inuu ka dhaco ...
Wararka24: Hay’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm (SIPRI) ayaa ka digtay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish, ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ciidamo dheeraad ah ku daadisay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayay gaadiid ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa difaacay qorshe lagu dhisayo xarun karantiil oo uu taageerayo Mareykanka, taas oo laga hirgelinayo ...
Wararka24: Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee TUBSAN, Cali Yaasin Gurbe, ayaa loo doortay xubinnimada guddiga sare ee hay’adda caalamiga ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya uu sii xirnaan doono ilaa laga ...
Wararka24: Warar laga helayo deegaannada Puntland ayaa sheegaya in ay socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo la xiriira khilaafaadka ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo waxbarashada gobolka Waqooyi Bari kenya oo loo ...
Wararka24: Siyaasiga mucaaradka dalka Jabuuti, Alexis Mohamed Gueldon, ayaa eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku andacooday ...
Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee doorashada guddoonka Golaha Wakiillada iyo hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynta Dhaqaalaha ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.