• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya iyo Boqortooyada Eswatini oo xoojinaya xiriirka iskaashiga labada dal

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya iyo Boqortooyada Eswatini oo xoojinaya xiriirka iskaashiga labada dal
Share

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynta Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Eswatini, Dr. Thambo Gina, intii uu socday shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kuuriya iyo Afrika ee lagu qabtay magalada Seoul.

Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Eswatini, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen fursadaha lagu ballaarin karo wada-shaqeynta dhinacyada muhiimka ah.

Dr. Thambo Gina ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada joogtada ah ee Eswatini u hayso madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta qiyamka dowladnimada iyo madax-bannaanida dalalka Afrika.

Labada wasiir ayaa sidoo kale muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta midnimada Afrika, kobcinta iskaashiga qaaradda iyo horumarinta xiriirrada ku dhisan is-ixtiraam, wadajir iyo danaha guud ee ay wadaagaan labada dal.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada Soomaaliya ay ku ballaarinayso xiriirrada diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay la leedahay dalalka Afrika, si loo xoojiyo wada-shaqeynta dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarinta.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.