Ra’iisul Wasaare Xamza oo dhagax dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga ...


























