Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF
Wararka24: Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin culus ka bixiyay dhammaadka muddo xileedka ...
Wararka24: Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin culus ka bixiyay dhammaadka muddo xileedka ...
Wararka24: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha wakiilka Qaramada Midoobay u ...
Wararka24: Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga Afrika ...
Wararka24: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo ciidamada amniga Jubbaland ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan gobollada Jubbada Hoose ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali ayaa eedeymo culus u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay waddo ...
Wararka24: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan Washington DC, halkaas oo ay uga ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu ka arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo ...
Wararka24: Lix muwaadin oo u dhashay Marooko ayaa weli ku xiran gudaha Soomaaliya, in ka badan laba sano kadib markii ...
Wararka24: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xil ka qaadista Agaasimihii Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali ...
Wararka24: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya in xilka laga qaadayo Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ...
Wararka24: Qaar ka mid ah ganacsatada ku sugan Muqdisho ayaa maanta joojiyay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, gaar ahaan kunka shilin, ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, xilli uu ka ...
Wararka24: Markabka sahminta shidaalka ee Çağrı Bey ayaa ka ambabaxay dekedda Muqdisho, isaga oo u jiheystay ceelka Curad-1 si uu ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay qaadi doonto tallaabooyin sharci ah oo ka dhan ah shirkado iyo shaqsiyaad ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ciidanka Daraawiishta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ay heli doonaan xuquuq la mid ...
Wararka24: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Aqalka Madaxtooyada ku ...
Wararka24: Israa’iil ayaa ku adkeysatay sii wadista weerarada ay ka waddo Lubnaan, xilli ay socdaan wada hadallo u dhexeeya Mareykanka ...
Wararka24: Saraakiil ka tirsan Mareykanka ayaa sheegay in qiimeyn sirdoon ay muujineyso in Iiraan ay weli haysato kumanaan gantaallo ballistic ...
Wararka24: Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa ku dhawaaqay bilowga howlgal qodis shidaal oo laga hirgelinayo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtooyada ee dalkaasi, isagoo helay 97.8 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.