Wararka24: Dowladda Turkiga oo duqaymo culus ka fuliyay Shabellaha Dhexe + faah faahin dheraad ah
Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah uga qayb qaadaneysa weerarada xagga cirka ah ee ka socda Gobolka Shabellaha Dhexe, iyagoo ...
Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah uga qayb qaadaneysa weerarada xagga cirka ah ee ka socda Gobolka Shabellaha Dhexe, iyagoo ...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa si weyn u xoojiyay howlgalladiisa militari ee Soomaaliya bishii Febraayo, taasoo muujisay in dagaalka ...
Xiisadda sii kordhaysa ee u dhaxeysa Ethiopia iyo Eritrea ayaa sare u qaaday cabsida laga qabo dagaal cusub oo ka ...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Yaxye Maxamed Abees, oo loo haysto dil shalay ka dhacay xaafadda Maxamed Mooge ...
Laamaha ammaanka ee Dowladda Federaalka ayaa bilaabay baaritaanka weerarkii socday saacado badan ee ay Talaadadii kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen Hotel ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku waxyeelloobay dagaalka ...
Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu ayaa baaraya dhacdo yaab leh oo ka dhacday gobalkaas nin ka sameystay saldhig booliis ...
Waxaa goordhow lasoo afjaray weerarkii xooganaa ee ay shalay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka Qaahira, oo ku yaalla galbeedka magaalada ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska warbaahinadii Al-Shabaab ay ku faafin jireen wararkooda, kuwaas oo la xiray. Mareegaha la ...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si isku mid ah uga hadlay weerarka maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel ...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarka maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Qaahira ee ...
Xubno ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee shalay weerartay Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne ayaa weli dagaal kula jira ciidamada ammaanka ...
War Degdeg ah oo laga helaayo Afgooye ayaa la sheegaya in khawaarajinta ay hada Magalada kaso Weerareen Afar Jiho, Afar ...
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax culus uu maanta ka dhacay deegaanka Laba Garas, halkaas oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Muqdisho kula kulmay ...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa cutubyo ka tirsan Kumaandooska Danab ka soo qaaday magaalada Kismaayo, si ay u xoojiyaan furimaha ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay burburisay buundo macmal ah oo kooxda Al-Shabaab ay dhowaan ka ...
Wararka24: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u dhaliilay kooxaha uu ku tilmaamay kuwa ka soo horjeeda horumarka dalka, ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa tacsi u diray ciidamada Somaliland ee ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Buqdharkeyn, isagoo ...
Wararka24: Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka dhawaajiyay caqabadaha adag ee hortaagan xal u helidda maxaabiista ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.