• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Shariif Sheekh Axmed oo fariin udiray shacabka soomaliyeed Kadib weerarki al-shabaab ee baledweyne?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Shariif Sheekh Axmed
Share

Shariif Sheekh Axmed
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si isku mid ah uga hadlay weerarka maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.

Shariif Sheekh Axmed: “Al-Shabaab waa cadow baneystay dhiigga shacabka”

Madaxweynihii hore, Shariif Sheekh Axmed, ayaa dhankiisa sheegay in Al-Shabaab ay yihiin cadow baneystay daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed, bartilmaameedsadana dadka aan waxba galabsan ayuu kuyiri qoral oo uu soo dhigay bartiisa facebook.

“Argagixisadu waa cadow baneystay daadinta dhiigga shacabkeenna Muslimka ah, iyagoo beegsada birmageydada iyo dadka aan waxba galabsan. Falkani wuxuu tusaale cad u yahay in argagixisadu aysan xurmo u hayn dhiigga shacabka Muslimka ah, xilligan oo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Wuxuu sidoo kale ugu baaqay madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada, iyo shacabka Soomaaliyeed in ay midnimo muujiyaan si loo ciribtiro kooxaha argagixisada ah.

Shariif Sheekh Axmed

“Ugu dambayn, waxaan ugu baaqayaa madaxda dowladda federaalka ah, kuwa dowlad goboleedyada iyo shacabka Soomaaliyeed in aan xooggeenna isugu gayno ciribtirka kooxaha argagixisada ah iyo in aan ka feejignaanno dhagartooda.”

Al-Shabaab Oo Weli ka dhex dagaalamaya hotel qaahira baledweyne?

Al-Shabaab ayaa marar badan weerarro ka fulisay Beledweyne, iyagoo si gaar ah u beegsada cid kasta oo taageersan dowladnimada soomalia ama ka hor timaada fikirka ay ku dhisan yihiin. Weerarkan ayaa qeyb ka ah weerarro xiriir ah oo kooxdaasi ka fulisay gudaha dalka bishilaso dhaafay.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.