• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Madaxweyne Xasan Sheekh
Share

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Wararka24: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u dhaliilay kooxaha uu ku tilmaamay kuwa ka soo horjeeda horumarka dalka, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay Al-Shabaab, sheegayna in ay hadalka uqaadaan shaqsiyaad Soomaali ah, iyo qaar ka mid ah ajaanibta . Hadalkan ayuu jeediyay shali jimcihii khudbadii Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay jiraan dad Soomaaliyeed oo aan dan ka lahayn horumarka dalka, balse ka faa’iidaysta dhibaatooyinka jira. kana macaasha dhibaatooyinka ka jira dalka Sidoo kale, wuxuu xusay in qaar ka mid ah ajaanibta ay ka walaacsan yihiin haddii Soomaaliya ay xasisho oo ay ka maaranto kaalmadooda. Wuxuu dhaliilay kuwa dhibaatada xal u arka halkii ay wax ka qaban lahaayeen.

“Propagandada maalmahan socota waxaa iska leh Shabaab. Iyagaa abuuray, nasiib darro waxaa jira Soomaali iyo ajaanib xambaarsan fariimahooda oo u gudbiya meel walba,” ayuu yiri madaxweynaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sido kale ka hadlay Xiisadda Amniga ee Dalka

Hadalka Madaxweynaha ayaa yimid maalmo kadib markii safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay soo saartay digniin la xiriirta suurtagalnimada weeraro ka dhici kara goobaha muhiimka ah, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Warbixintan ayaa la rumeysan yahay inay keentay in shirkadaha diyaaradaha ee EgyptAir iyo Turkish Airlines ay hakiyaan duulimaadyadoodii Muqdisho, taasoo walaac hor leh ka abuurtay dhinaca amniga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in ka dib markii dagaalka tooska ah ee Al-Shabaab lagu wiiqi waayay, la bilaabay olole cabsi gelin ah oo bulshada lagu qalqal gelinayo. Isagoo tusaale u soo qaatay afur wadareed ka dhacay Isbitaalka Hodan ee Muqdisho, wuxuu sheegay in tani ay muujinayso horumarka amniga ee caasimadda.

Dooddan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dowladda Soomaaliya ay dagaallo adag kula jirto Al-Shabaab, gaar ahaan howlgallada ka socda gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.