• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wararka24: Hotel Qaahira Al-Shabaab Oo Weli ka dhex dagaalamaya + faahfaahin dherad ah

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Hotel Qaahira Beledweyne 2

Hotel Qaahira Beledweyne

Share

Hotel Qaahira Beledweyne2
Hotel Qaahira Beledweyne

Xubno ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee shalay weerartay Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne ayaa weli dagaal kula jira ciidamada ammaanka gudaha hotelka.

Wararka ayaa sheegaya in inta badan dableydii weerarka qaaday la dilay, balse laba ka mid ah ay weli dagaal ka wadaan gudaha dhismaha. Ciidamada dowladda federaalka, kuwa deegaanka, iyo hawlgalka Midowga Afrika ayaa ku sugan goobta, iyagoo dadaal ugu jira sidii ay weerarka u soo afjari lahaayeen.

Ciidamada ammaanka ayaa xiray waddooyinka soo gala hotelka, kaas oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee galbeedka magaalada. Dadka deegaanka ayaa sheegay inay mararka qaar maqlaan rasaas culus oo ka dhacaysa halkaasi, halka mararka qaarna ay rasaastu noqoto mid goos-goos ah. sida voa sheegtay

Goob-joogayaal iyo faahfaahin horleh oo Ku saabsan Hotel Qaahira Beledweyne

Nabadoon Islow Rooble, oo ka mid ah odayaasha deegaanka, ayaa sheegay in weerarka uu bilowday xilliga salaaddii subax ee shalay. Wuxuu beeniyay wararka sheegaya in xilligaas shir ka socday hotelka.

Weerarka ayaa ku bilowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lagu dhuftay hotelka, taas oo u gogol-xaartay in rag hubeysan gudaha u galaan. Qaraxyo kale oo xooggan ayaa shalay illaa xalay laga maqlayay aagga hotelka, iyadoona saqdii dhexe ee xalay ay rasaas culus ka dhacday xaafadda Howlwadaag.

Mas’uuliyiinta ayaa illaa iyo hadda ka gaabsaday faahfaahinta rasaastaasi iyo wixii ka dhashay. Jug xooggan oo laga maqlay agagaarka hotelka ayaa weli la dareemayaa, waxaana weerarka uu u muuqdaa mid galay maalintiisii labaad.

Xaalada ayaa wali cakiran wixi kasoo kordho, waan idinla soo socodsiin donaa sida ugu dgaqsaha badan

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.