• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Nin waridiyo Ah Oo Lagu Qabtay isago Faraxumeynayo Gabar 4 Jir Ah

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
waridiyo
Share

NAIROBI — Nin waridiyo ka ahaa iskuul ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay inuu faraxumeeyay gabar yar oo 4 jir ah.

Gabadhan ayaa la sheegay inay ku sugaysay hooyadeed bannaanka iskuulka. Hooyada ayaa ku maqneyd soo qaadista gabar-kale oo walaasheed ah, sidaas darteed gabadhu waxay kaligeed fadhisay meel u dhow albaabka iskuulka.

Sida laga soo xigtay ilo-wareedyo, ninka ilaalada ah ayaa la tuhunsan yahay inuu gabadha geeyay qol u dhow xarunta iskuulka halkaasna uu falka foosha xun ka gaystay.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa maqalay qaylo ka timid gabadha yar, taasoo sababtay in booliska lala soo xiriiro. Markii ay boolisku yimaadeen, waxay isla markiiba qabteen ninkan la tuhunsan yahay.

Gabadha waxaa iska markiiba la geeyay xarun caafimaad oo mesha ku dhaweyd si loo hubiyo xaaladdeeda, hada waxaa socda baaritaan rasmiga ah.

Dadka deegaanka ayaa si weyn uga carooday dhacdadan. Waxay codsadeen in la adkeeyo ammaanka carruurta, gaar ahaan marka ay ku sugayaan waalidiintooda bannaanka iskuulka.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.