• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DF oo shaacisay talaabo ay ka qaaday warbaahinadii Al-Shabaab + Magacyada iyo Xog kale oo dheeraad ah?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 4 mins read
warbaahinadii Al-Shabaab
Share

warbaahinadii Al-Shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska warbaahinadii Al-Shabaab ay ku faafin jireen wararkooda, kuwaas oo la xiray. Mareegaha la xiray ayaa ka badan 10, waxaana ka mid ah: Somalimemo24.net, Radioalfurqaan.co, Dhaxalgalka.info, Faafreeb.com, iyo kuwo kale oo lagu faafin jiray gaboodfallada ay kooxdaasi ka geysaneyso dalka.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegtay in la xiray 12 warbaahin oo ay Al-Shabaab si toos ah u isticmaali jireen, iyadoo dowladda horey u xirtay in ka badan 30 website oo ay kooxdaasi ku lahayd internet-ka.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha oo ay Khawaarijtu lahaayeen, iyadoo horay ay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar-mareeg ama website oo Khawaarijtu ku lahaayeen barta internet-ka,” ayaa lagu yiri war maanta ka soo baxay wasaaradda.

Xog muhiim ah oo gacanta lagu dhigay oo ku saabsan warbaahinadii Al-Shabaab

Sidoo kale, dowladda ayaa gacanta ku dhigtay xogta iyo raadadka shaqsiyaad badan oo ku lug lahaa hawlaha barahaan, kuwaas oo la sheegay inay taageero dhaqaale iyo farsamo siiyeen Al-Shabaab.

“Xogta la helay waxay sahli doontaa in tallaabo laga qaado dembiilayaasha Khawaarijta ugu adeegayay hawlahan,” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda.

Liiska Website-yada la xiray:

  • warkiislamka.com
  • somalimemo24.com
  • somalimemo24.net
  • dhaxalgal.net
  • dhaxalgal.com
  • radioalfurqaan.co
  • dhaxalgalka.info
  • faafreeb.com
  • faafreeb.net
  • faafreeb24.com
  • faafreeb24.net
  • amirnur.com

Hawlgalka burburinta warbaahinadii Al-Shabaab oo sii socondoonta DF

Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in hawlgalka burburinta warbaahinta Al-Shabaab uu weli socdo, iyadoo la burburiyay kumanaan baro oo ay kooxdaasi ka sameysteen baraha bulshada.

Waxaa la filayaa in hay’adaha dowladda ay mar dhow gacanta ku soo dhigi doonaan website-yada kale ee lagu faafiyo wararka marin-habaabinta ah ee kooxdaasi.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.