• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Share

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarka maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo: “Weerarku wuxuu muujinayaa cadowtinimada argagixisada”

Madaxweynihii hore, Farmaajo, ayaa weerarkan ku tilmaamay mid muujinaya cadowtinimada ay Al-Shabaab u qabaan shacabka Soomaaliyeed, xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan. Qoraal uu madaxweyne farmaajo soo dhigay barahiisa bulshada ayuu ku yiri:

“Falkan arxan darrada ah waxa uu ka tarjumayaa bahalnimada iyo cadowtinimada ay argagixisadu u qabaan ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo caadeystay daadinta dhiigga xurmada leh ee shacabkeenna, xilligan oo weliba lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan,” ayuu yiri Farmaajo.

Wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab si loo helo nabad waarta iyo dowladnimo buuxda.

“Waxaan ku baaqayaa in loo midoobo ciribtirka cadowgan arxanka daran, si Soomaaliya ay u hesho nabad waarta, dadkeenuna ay ugu noolaadaan sharaf iyo qaranimo buuxda. ayuu yiri”

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Waxaan murugada iyo tacsida la qaybsanayaa ehelka iyo qaraabada dadkii birmo-geydada ahaa ee ku geeriyooday weerarkii arxandarrada ahaa ee argagixisadu ka gaysateen Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne. pic.twitter.com/zFXfRM9OKl

— Mohamed Farmaajo (@M_Farmaajo) March 12, 2025

Al-Shabaab oo sii wadda weerarradooda iyado malinti labaad kadhex dagaalamaya hotel Qaahira

Al-Shabaab ayaa marar badan weerarro ka fulisay Beledweyne, iyagoo si gaar ah u beegsada cid kasta oo taageersan dowladnimada ama ka hor timaada fikirka ay ku dhisan yihiin. Weerarkan ayaa qeyb ka ah weerarro xiriir ah oo kooxdaasi ka fulisay gudaha dalka bishaan gidaheeda.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.