Maraykanka oo la labanaya baasaboorrada waalidiinta lagu leeyahay lacagaha masruufka caruurtooda
Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa bilowday tallaabo cusub oo lagula laabanayo baasaboorrada waalidiinta lagu leeyahay lacagaha masruufka carruurta, ...


























