• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 2 mins read
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland
Share

Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Yaxye Maxamed Abees, oo loo haysto dil shalay ka dhacay xaafadda Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa.

Sida lagu sheegay war rasmi ah oo lagu daabacay barta Facebook ee Booliska, eedeysanaha ayaa la qabtay kadib dadaal dheer, waxaana lagu soo dhoweeyay kantaroolka galbeed ee magaalada, halkaas oo lagu xiray.

Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Ninkan ayaa lagu eedeeyay inuu fiidnimadii Khamiista dilay Marxuum Guuleed Maxamed Yuusuf, hase yeeshee, boolisku ma shaacin sababta keentay falka iyo nooca hubka loo adeegsaday.

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in eedeysanaha la horgeyn doono hay’adaha garsoorka si sharciga loo marsiiyo.

Dilkii labaad ee ka dhacay xaafadda Maxamed Mooge

Dilkan ayaa noqonaya kii labaad ee muddo kooban gudahood ka dhaca xaafadda Maxamed Mooge, kadib markii dhowaan halkaas lagu dilay taliyihii saldhigga booliiska ee degmada. Gacan ku dhiiglihii falkaas hore ayaa la qisaasay.

Hargeysa, oo ah caasimadda Somaliland, ayaa horey loogu yaqaanay nabadgelyo, hase yeeshee, falalka dilalka ah ayaa sare u kacay bilihii u dambeeyay, taasoo walaac ku abuurtay shacabka.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.