Dowladda oo ogolaatay bannaanbaxa mucaaradka kuna xirtay shuruud adag
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan diidaneyn bannaanbax ay mucaaradku ka dhigaan magaalada Muqdisho, balse ay shardi uga ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan diidaneyn bannaanbax ay mucaaradku ka dhigaan magaalada Muqdisho, balse ay shardi uga ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu si ku meel gaar ah u hakiyay howlgal militari oo lagu ilalinayey ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabay wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, ...
Wararka24: Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn cirka ah ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugan ...
Wararka24: Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa war culus kasoo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ...
Wararka24: Xiisad diblomaasiyadeed ayaa cirka isku shareertay kadib markii dowladda Itoobiya ay si adag u beenisay eedeymo uga yimid Sudan ...
Wararka24: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabbishay Madaxa Ergada Hey’adda ...
Wararka24: Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin ka qeyb-galka gogosha wada-hadalka ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan ...
Wararka24: Warar diblomaasiyadeed oo soo baxaya ayaa sheegaya in Imaaraadka Carabta uu wado dadaallo siyaasadeed oo lagu raadinayo in dalal ...
Wararka24: Senator sare oo ka tirsan Aqalka Senate-ka ee Mareykanka ayaa maamulka Donald Trump uga digtay in uusan hakad gelin ...
Wararka24: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegaya in dowladda ay qorsheyneyso ...
Wararka24: Mucaaradka Soomaaliya ayaa sheegay inay weli ka tashanayaan ka qeyb-galka gogosha wadatashiga ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ...
Wararka24: Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Burkina Faso, kadib ...
Wararka24: Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta shaacisay inay la kulantay weerarro culus oo isugu jira gantaallo iyo diyaarado aan ...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod ee maamulka Koonfur ...
Wararka24: Duqayn xooggan ayaa maanta ka dhacday deegaanka Ceelka Miiraale ee maamulka Puntland, iyadoo lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda ...
Wararka24: Xildhibaanad Fardowsa Cismaan Cigaal oo horey u soo noqotay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa maanta ku ...
Wararka24: Mucaaradka Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis diblomaasiyadeed oo sii kordhaya, kadib markii Beesha caalamka ay si isku mid ah u ...
Wararka24: Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aden Barre Ducale, ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u ...
Wararka24: Xiisad diblomaasiyadeed ayaa ka dhex qaraxday Mareykanka iyo Jarmalka kadib markii Madaxweynaha Donald Trump uu amar ku bixiyay in ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.