Soomaaliya oo taageertay heshiiska xabbad-joojinta Mareykanka iyo Iiraan
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ...
Wararka24: Xogo cusub oo laga helay sawirro dayax-gacmeed ayaa muujinaya in dowladda Itoobiya si qarsoodi ah taageero milatari u siinayso ...
Wararka24: Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, taasoo markii ugu horreysay dhacaysa ...
Wararka24: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay ...
Wararka24: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku amray ciidamada Puntland inay galaan heegan buuxa, isla markaana u ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ku guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ...
Wararka24: Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ...
Wararka24: Waxaa la hadal haya in wadanka pakistan ayadoo lagu tilmamay wadanka kaliya ee si buxda u dhaxdhaxadiyay mareykanka iyo ...
Wararka24: Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday istaraatiijiyad cusub oo saddex sano ah oo ay ku taageereyso Soomaaliya, taas oo qiimaheedu ...
Wararka24: Safaaradda Mareykanka ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa kula talisay muwaadiniinteeda inay dib u eegaan qorshahooda ku aaddan gudashada Xajka ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka iyo Iiraan ay gaareen heshiis xabad joojin ah oo soconaya ...
Wararka24: Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Gutaale, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Danjire ...
Wararka24: Ciidanka gaarka ah ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Far Shabeel oo hoostaga degmada Jilib ee gobolka ...
Wararka24: Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan ...
Wararka24: Falanqayn ay sameysay Reuters ayaa muujisay in dagaalka ka socda Bariga Dhexe iyo xiritaanka Marinka Hormuz ay si kala ...
Wararka24: Bankiga Adduunka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamul ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bandow habeenkii ah ka dhaqan gelisay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. ...
Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay xilliga ay dhaceyso doorashada goleyaasha ...
Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyn culus oo aroornimadii maanta ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba ...
Wararka24: Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay ciidamada Booliska ka fuliyeen degmada Xudur ee gobolka Bakool, kaas ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.