Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.
Wararka24: 29-01-2026:Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qiray in mucaaradku ay qabaan walaac la xiriira hannaanka loo maray dib-u-eegista ...


























