Ciidamo badan oo maanta lagu daadiyay xaafadaha Baydhabo
Wararka24: Ciidamo aad u hubeysan ayaa maanta lagu daadiyay xaafadaha magaalada Baydhabo, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee ...
Wararka24: Ciidamo aad u hubeysan ayaa maanta lagu daadiyay xaafadaha magaalada Baydhabo, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee ...
Wararka24: Taliyaha Ciidamada Uganda Jeneraal Muhoozi Kainerugaba ayaa muujiyay taageerada uu u hayo Israa’iil xilli uu socdo dagaalka u dhexeeya ...
Wararka24: Saddex diyaaradood oo sida ciidamo iyo hub ayaa gaaray degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo ay sii kordhayaan dhaq ...
Wararka24: Isbeddel ku yimid istaraatiijiyadda milateri ee Mareykanka, oo diiradda saartay dagaalka Iiraan, ayaa si dadban u saameeyay la dagaallanka ...
Wararka24: Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen Cabdulmaalik Al Xuuti ayaa sheegay in kooxdiisu aysan dhex dhexaad ka ahayn dagaalka u dhexeeya Iiraan, ...
wararka ;Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Uganda ee howlgalka AUSSOM ayaa fashiliyay weerar culus oo ay Al-Shabaab ku qaadeen ...
Wararka24: Mareykanka ayaa Iiraan ugu baaqay inay aqbasho waxa uu ku tilmaamay guul darro, isaga oo ku hanjabay weerarro ka ...
Wararka24: Xukuumadda Somaliland iyo ganacsatada shidaalka ayaa si wadajir ah u go’aamiyay qiime cusub oo lagu iibinayo shidaalka, kaddib shirar ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, iyadoo ugu ...
Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la geliyay Taliyihii ...
Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri oo ka ...
Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan u muuqato ...
Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada ammaanka ay ...
Wararka24: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo dul mareysay hawada ...
Wararka24: Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qayb qaadan doonin dhexdhexaadinta u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo arrintan ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale sheegay in wada hadallo u socdaan dalkiisa iyo Iiraan, xilli xiisadda gobolka ...
Wararka24: Ciidamada gaarka ah ee Kenya ayaa fashiliyey isku day ay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ku doonayeen inay kaga soo ...
Wararka24: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukuno kala duwan ku ridday eedeysaneyaal lagu helay falal la xiriira basaasid iyo taageeridda ...
Wararka24: Iiraan ayaa soo bandhigtay shuruudo dhowr ah oo ay ku xireyso heshiis kasta oo ay la gasho Mareykanka, xilli ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.