Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah
BOSASO — Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabtay nin ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkan ayaa la sheegay ...
BOSASO — Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabtay nin ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkan ayaa la sheegay ...
NAIROBI — Nin 23 jir ah oo farsamo yaqaan ayaa qirtay inuu lacag ku qaatay tirtirka muuqaalka CCTV ee xabsiga ...
NAIROBI — Hay'adda baaritaanka booliiska Kenya (DCI) ayaa xabsiga dhigtay saddex qof oo lagu tuhmayo dilka blogger-ka Albert Ojwang ee ...
JABUUTI — Xukuumadda Jabuuti ayaa si adag u diiday codsi ka yimid dalka Itoobiya oo doonayay inuu helo marin gaar ...
GALKACYO — Aqoonyahannada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug ayaa bayaan muhiim ah soo saaray. Bayaanku wuxuu ka hadlayaa xaaladda gobolka ee ...
LOS ANGELES — Mudaaharaadyada ka dhanka ah qabqabashada dadka sharci darrada ah ayaa sii socday maalintii afraad ee magaalada Los ...
TEHRAN — Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa sheegtay in wadahadallada nukliyeerka ee dhexmaraya Iran iyo Maraykanka ay wareeg cusub geli ...
WASHINGTON — Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa safiiradeeda adduunka ku amartay inay dib u bilaabaan bixinta fiisaha ardayda Jaamacadda Harvard. ...
Maamulka Jubaland ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u eegis ku sameynayaan xiriirkooda dowladda federaalka Soomaaliya. Jubaland ayaa sheegtay ...
MUQDISHO — Ciidamada booliska ayaa shalay galabnimo ka helay xaafada Taleex ee magaalada muqdisho meydka wiil dhalinyaro ah oo laba ...
GENEVA — Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu eedeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku xadgudubka xuquuqda shaqaalaha muhaajiriinta iyo ka ...
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hanjabaad u diray in uu joojin doono heshiisyada dawladda ee shirkadda hawada sare ...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu ku jiraan madaxdii hore iyo xisbiyada mucaaradka ayaa galabta ka hadlay xulista xubnaha Guddiga Madaxbannaan ...
Weerar hoobiye ah ayaa maanta lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku yaalliin xarumaha hay'adaha caalamiga ...
Dowladda Turkiga ayaa saddex diyaaradood oo dagaal ah oo nooca T129 Atak ku wareejisay Soomaaliya. Tallaabadan ayaa timid kadib wada-hadal ...
Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka xisbiyada siyaasadda si ay uga wada hadlaan doorasho ...
Maamulka Puntland ayaa maanta shaaciyay in deegaanada SSC-Khaatumo ay weli ka tirsan yihiin dhulkooda, iyadoo dowladda federaalka ay horay u ...
Marjama Osman oo ahayd gabadh Soomaali-British ah oo 26 jir ah ayaa si naxdin leh loogu dilay magaalada London, Sabtidii ...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday qarax xooggan oo maanta ka dhacay bannaanka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha ...
Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ahaa wasiirkii u dambeeyay ee difaaca Soomaaliya, ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.