• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump oo Ka Falceliyay Magacaabista Mojtaba Khamenei Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Trump oo Ka Falceliyay Magacaabista Mojtaba Khamenei Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan
Share

Wararka24: 9-02-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si kooban uga falceliyay magacaabista Mojtaba Khamenei oo loo doortay Hoggaamiyaha Sare ee cusub ee dalka Iiraan.

Trump ayaa sheegay inuusan ku faraxsanayn go’aankaas, isagoo xusay in jihada dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ay si wadajir ah uga go’aamin doonaan isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu.

Sida uu sheegay wariye ka tirsan Fox News, Trump ayaa xaqiijiyay inuu ka xun yahay doorashada hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, isagoo tilmaamay in xaaladda gobolka ay weli tahay mid kacsan.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sidoo kale muujiyay in fursadaha wadahadalka ee u dhexeeya Washington iyo Tehran ay aad u yaraadeen, maadaama hoggaamiyaha cusub ee la magacaabay uu xiriir dhow la leeyahay nidaamka talada haya iyo Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah.

Mojtaba Khamenei ayaa loo doortay hoggaamiyaha cusub kadib markii aabbihiis Aayatullaahi Cali Khamenei lagu dilay duqeyn dhowaan dhacday, taas oo sii xoojisay xiisadda ka taagan gobolka Bariga Dhexe.

Magacaabistan ayaa la rumeysan yahay inay xoojisay awoodda garabka mayalka adag ee Iiraan, iyadoo hoggaamiyaha cusub uu xiriir dhow la leeyahay hay’adaha amniga iyo milateriga ee dalka.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.