• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

RW Xamse Cabdi, Anigu kama hor istaagayo Madaxweynahii i magacaabay, doorashada islama sharaxayo”

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 9 mins read
Xamse Cabdi Barre
Share

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si cad uga jawaabay su’aal la xiriirtay inuu isku soo sharaxayo xilka madaxtinimada doorashada soo socota iyo in kale.

 

Xamse ayaa sheegay inuusan marnaba ka hor istaagi doonin Madaxweynaha xilka u magacaabay, isagoo tilmaamay in inta uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilka hayo uusan isaga marnaba isu sharixi doonin kursiga madaxtinimada.

 

“Anigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Haddii isagu iska daayo ma aqaan waxaan sameyn doono, laakiin inta uu madaxweynihii fursad ii siiyay inaan caawa idin hor fadhiisto, dadka Soomaaliyeedna i baray, oo ii suurtageliyay inaan dalkayga u shaqeeyo, intaas oo xaq ah ayuu igu leeyahay, mana islama sharaxayo,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

 

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha Xamse ayaa waxaa ka dhashey hadal hayn aad u tiro badan dhanka baraha bulshada iyadoo siyaabo kala duwan looga fal ciliyey,  waa ku waan qaar kamid ah?

 

Sadam Farahkin:  Faallooyinka markaan akhristay waxaan dareemay in Soomaalidu daacadnimadu ku yar tahay! Hadal sax ah ayuu ku hadlay raysal wasaaruhu. Hal xisbi ayay wada yihiin ama way wada guulaysan ama way wada guuldaraysan.

 

Abdikani M Hamud: Daciifsanaa qofku oo hanyaraa war xilka 4.5 baad ku heshaye aamin hamigaaga qof Kulamida ha oga tanaasuline waxaa lyiri shimbir maalin bay dab qaaday maalintii buulkeeday gubtay hada ugaadeeni waa noocaas maalin buu xil RW qabtay maalintiina daarood buu dhulka lagalay

 

Àbshir Aamìn: 100% wuu ku saxsanyahay waayo somalidu waa dad munafaqadbadan hada waxay ka rabeen inuu Haa dhaho si isaga iyo madaxweynihiisa loo kala dilo kabacdina

Hadhow ayna dooran oo meel cidlaha ah soo, istasgo oo habelkaa, Sideed cod ay oogu yeeeraan hadhow

 

Cabdulaahi M. Mulac: Waa nin xishoodka iyo dadanimadu wali baaqi kutahay wuxuu xal u helay dhibaatada ugu weyn taariikhda siyaasiinta soomaalida haysatay waana damaca waalida ah mid walba oo lasoo xusho oo dadka labaro wuxuu u arkaa fursad uu ku garaaco isla kii sooxushay iyadoon wakhtiba kasoo wareegin.

 

Hadalkan ayaa soo baxay xilli siyaasadda dalka ay ku jirto marxalad kulul oo la xiriirta doorashooyinka soo socda iyo doorka ay ka ciyaari doonaan madaxda hadda talada haya.


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.