• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho Kusoo Xirtay Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho Kusoo Xirtay Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed
Share

Wararka24: 9-02-2026 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho kusoo xirtay munaasabadda Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga Ganacsiga Haweenka, oo qayb ka ahaa xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka 8-da Maarso.

Munaasabadda xiritaanka ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi, iyo mas’uuliyiin kale.

Mas’uuliyiinta ka qayb galay ayaa booqday goobaha ay haweenka ganacsatada ah kusoo bandhigayeen wax soo saarkooda, iyagoo ku dhiirri geliyay haweenka doorka ay ka qaadanayaan horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş ayaa ku ammaanay Wasaaradda Qoyska dadaallada ay ku bixinayso taageerada iyo dhiirrigelinta haweenka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in arrintani ay ka tarjumeyso horumarka ka socda Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi ayaa sidoo kale bogaadiyay haweenka Soomaaliyeed, isaga oo xusay doorka ay ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo taageerada hawlgallada lagu xaqiijinayo amniga dalka.

Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahadcelisay haweenka ganacsatada ah ka qayb galka bandhigga iyo hal-abuurkooda ganacsi, iyadoo sheegtay in m


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.