Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Arusha ee Tanzania

7-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 7, 2026, 3:55 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Arusha ee Tanzania
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: 7-02-2026  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha ayaa magaalada Arusha uga qayb galaya meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka Madaxda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), oo ay ka qayb galayaan madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka.

Inta uu shirku socdo, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu jeediyo khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo isku xirka bulshooyinka dalalka Bariga Afrika.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo doceedyo la yeesho qaar ka mid ah madaxda dalalka gobolka ee ka qayb galaya shirka.

Shir madaxeedka sanadkan ayaa lagu falanqeynayaa arrimo ay ka mid yihiin horumarinta ganacsiga, xoojinta iskaashiga amniga, iyo kobcinta xiriirka siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalalka Bariga Afrika.


Share
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.