• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Putin
Share

ANKARA — Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa telefoonka kula hadlay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin xilli ay socoto dagaalka Israel iyo Iran.

Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe uusan u dulqaadan karin dagaal kale. Wuxuu ku eedeeyay Israel inay khatar ku tahay amniga gobolka.

“Rabshadaha joogtada ah ee ka bilowday weeraradii Israel ee Iran ayaa amniga gobolka oo dhan halis galiyay,” ayuu yiri Erdogan.

Madaxtooyada Turkiga ayaa sheegtay in hab dhaqanka Netanyahu uu khatar ku yahay nidaamka caalamiga ah. Erdogan wuxuu sheegay in gobolka uusan u dulqaadan karin dagaal cusub.

Putin iyo Erdogan ayaa ku baaqay joojinta dagaalka si deg deg ah . Labada hoggaamiye ayaa sheegay in khilaafka lagu xalliyo wadahadal siyaasadeed.

Kremlin ayaa sheegtay in labada dhinac ay ka walaacsan yihiin xiisadda sii kordheysa.

Waxay sheegeen in dagaalku uu keeni karo cawaaqib xun oo Ka dhaca gobolka oo dhan.

Wada hadalka ayaa dhacay June 16. Labada madaxweyne ayaa ku heshiiyay inay sii wadaan xiriirka si loo xalliyo xaaladda.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.