MD Xassan sheekh oo ka hadlay Sameynta Turkiga IYO Mareekanka
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ...
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ...
Paris, Faransiiska – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isagoo ku baaqay ...
Sana'a, Yemen – Ururka Xuuthiyiinta Yemen ayaa Talaadadii sheegay inay laba gantaal ay ku labeeg sadeen Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion ee duleedka Tel Aviv, taas oo ah weerarkii shanaad ee ay ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu dhammeystiri doono mashruuc cusub oo lagu dhisayo diyaaradda jiilka lixaad ee ...
Ciidanka milatariga Suudaan ayaa la wareegay xarumaha bankiga dhexe ee ku yaalla magaalada Khartuum iyo dhismayaal kale oo muhiim ah. Tani waxay ku soo raacday maalin ...
Israa’iil ayaa markii u horreysay tan iyo xabbad-joojintii Xisbullah sheegtay in saddex gantaal looga soo tuuray koonfurta dhinaca Lubnaan. Gantaalladan oo ay Israa’iil sheegtay inay ...
Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in uu amray duqaymihii xalay ee gilgilay Marinka Gaza, isagoo tilmaamay inay sabab ...
Dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay qorshe ay ku dhisayaan shabakad sirdoon oo dayax-gacmeed ah, taasoo si rasmi ah u yareyn ...
Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda Daacish (IS) ayaa la dilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka iyo Ciraaq, ...
Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu ayaa baaraya dhacdo yaab leh oo ka dhacday gobalkaas nin ka sameystay saldhig booliis ...
Wararka24: Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa khudbad muhiim ah u jeediyay shacabka Faransiiska iyo Yurub, isagoo ku nuux-nuuxsaday baahida degdegga ...
Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo la xiriira xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo ...
Wararka24: UNICEF ayaa waxay sheegtay in xadgudubyada kufsiga iyo galmada, loo isticmaalo xeelad dagaal' taas oo xadgudub ku ah sharciga ...
Wararka24: Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee ku guul daraystay Doorashadi 2024 kadacday dalka marekanka Tim Walz ayaa sheegay in laga ...
Wararka24: Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in Madaxweyne Donald Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee Mareykanku siin jiray Ukraine, ...
Wararka24: Xiisadan kadhalatay xaduuda kenya iyo ethopia, ayaa 22 qof oo kalluumaysato Kenyan ah lagu la la’yahay kaddib iska hor ...
Wararka24: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in go'aanka Maraykanka ee hakinta taageerada milatari iyo gargaarka uu siin jiray Soomaaliya uu yeelan ...
Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa sheegay in ruushka iyo Mareekanka ay isku afgarteen dhowr qodob, si loo ...
Wararka24: Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar degdeg ah ugu ambabaxay Magaalada Ankara, si uu uga hadlo shirka Mareykanka iyo ...
Wararka24: Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa maanta shir uga furmay Magaalada Riyadh, iyadoona ajandaha ugu weyn ee shirka looga hadlayo uu yahay ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.