• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Ciidanka Suudaan oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee Khartuum

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka Suudaan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Dowlada Kenya oo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya dib ugu celisay muqdisho

Dowlada Kenya oo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya dib ugu celisay muqdisho

1 day ago
Burcad-badeeda oo sheegtay inay dili doonaan BadmaaxiintaMasaarida ah oo gacanta ugu jira

Burcad-badeeda oo sheegtay inay dili doonaan BadmaaxiintaMasaarida ah oo gacanta ugu jira

2 days ago
Load More
Share

Ciidanka Suudaan

Ciidanka milatariga Suudaan ayaa la wareegay xarumaha bankiga dhexe ee ku yaalla magaalada Khartuum iyo dhismayaal kale oo muhiim ah. Tani waxay ku soo raacday maalin kaddib markii ciidanku la wareegeen xarunta madaxtooyadda Suudan, oo dhammaantood ahaa goobo ay gacanta ku hayeen ciidanka kooxda RSF (Rapid Support Forces).

Afhayeenka ciidanka milatariga Suudan ayaa ku dhawaaqay inay si buuxda ugu soo noqdeen maamulka caasimadda Khartuum.

ciidanka kooxda SuudAan RSF oo ka baxday xarumihii muhiimka ahaa

Kooxda RSF ayaa si dhaqso leh uga baxday xarumihii muhiimka ahaa ee ay u adeegsanayeen saldhigyo difaac. Tani waxay siisay ciidanka milatariga Suudaan fursad inay mar kale si dhammeystiran u maamulaan caasimadda Khartuum, muddo labo sanno kaddib markii ay ka baxsadeen.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah

Share
Tags: sudaanWararka afrikawararka caalamkawararka manta
Previous Post

koonfurta Lubnaan Israa’iil ayaa sheegtay in gantaallo laga soo tuuray + faahfaahin

Next Post

Donald Trump oo shaaciyay mashruuc cusub oo aan aduunka wali lagu arkin, + faahfahin

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump

Donald Trump oo shaaciyay mashruuc cusub oo aan aduunka wali lagu arkin, + faahfahin

Sirta Dareenka

Arimaha Bulshada: Baro Sirta Dareenka Gabadha Xilliga Gogosha

Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.